Naftaada wax u baro iskaa u shaqayso maanta

Naftaada dhis, mustaqbalkaagana iftiimi, hana ka quusan riyadaada.

Casharo tayo leh

Fasalo live ah

caawimaad 24 saac

Explore Our World's Best Courses
Ayaan M., Arday Cryptocurrency

“Koorsadan si dhab ah ayay u beddeshay fahamkayga Cryptocurrency. Casharradu waxay ahaayeen kuwo cad, la fahmi karo, isla markaana ku saleysan tusaalooyin dhab ah. Hadda waxaan si kalsooni leh uga shaqeeyaa suuqa crypto.”

Cabdi R., Arday E-commerce

“Koorsada E-commerce waxay iga caawisay inaan fahmo sida badeeco looga soo dejiyo Alibaba iyo Shein, isla markaana loo suuq geeyo. Tababarka gacanta lagu qabto runtii wuu i anfacaay.”

Hodan A., Arday Social Media Marketing

“Social Media Marketing waxaan ka bartay sida loo sameeyo xayeysiin wax ku ool ah oo Facebook iyo Instagram ah. Macaamiishaydu way kordheen, iibkuna wuu kobcay.”

FAQs

Dhamaan koorasyadda madashan ku jira waa kuwo horay loo sii duubay oo goorta aad rabtid aad daawan kartid, sidoo kalena xiligga aad rabtid aad ku ceshan kartid.

Dhawr qaab oo kala duwan ayaad ku bixin kartaa lacagta koorsadda, sida EVC, Sahal,Zaad, Bank, Credit card iwm. Dhamaan akoonadda iyo lambaradda aad ku diraysid lacagta waxaad ka helaysaa qaybta lacag bixinta, Haddii ay jirto inaad caqabad wajahdidna waxaad nagala soo xiriiri kartaa WhatsApp No: +25290 503 02 44 

Haddii ay jiraan suaalo ka guuxaya maankaaga oo aad rabtid inaad la wadaagtid macalinka koorsadaada bixinaya waxaad ka helaysaa webisteka dhexdiisa khaanad aad ku soo gudbin kartid suaalahaaga, 24 saac gudahood ayuuna macalinka koorsadu kuugu soo jawaabayaa. ama whatsappkan nagala sooxiriir +252905030244

Haa, dhamaan koorsooyinka ku jira websitekan waxaad ku daawan kartaa taleefankaaga gacanta ama kambuyuutarkaaga.

Our Latest Blog Posts

Horumarinta Nafta
  • April 11, 2026

Waa Maxay Caadooyinka Ugu Fiican ee Horumarinta Nafta?

Hordhac Horumarinta nafta (personal development) waa safar nololeed oo...

author-avatar
Posted By Galaysane Academy
Ganacsi Internet
  • April 9, 2026

Ganacsi Internet: Sida Fudud Ee Aad Online Lacag Uga Samayn Karto 2026

Waa Maxay Ganacsi Internet? Ganacsi internet waa hab aad...

author-avatar
Posted By Galaysane Academy
Lacagaha Kiribto
  • April 8, 2026

10 waxyaabood ka agow lacagaha kiribto ka hor intaadan maalgashan-2026

1. Waa Maxay Cryptocurrency? Fahamka Blockchain Lacagaha kiribto Cryptocurrency...

author-avatar
Posted By Galaysane Academy